Arday Araga la’ oo la kafaala qaaday qarashaadka uga baxaya jaamacadda (Sawirro)

ilaa 10 araday oo araga naafa ka ah oo u badan gabdho ayaa hay’ada Hormuud Salaam Foundation oo kaa shaneysa jaamacadaha dalka waxa ay ka kafaala qaaday in ay ka caawiso waxbarashadooda heer jaamacadeed kuwaas oo dhameystay dugsiga sare. Masuuliyiinta hay’ada hormuud salaam foundation ayaa balan qaaday in dhinac waliba oo laxiriira baahiyaha ardaydan araga … Continue reading Arday Araga la’ oo la kafaala qaaday qarashaadka uga baxaya jaamacadda (Sawirro)